Aqristayaasha qiimaha leh ee shabakada SSPAMEDIA waxaa jira qoraal uu soo baahiyey Mr L Roone bishii May 2012 taasoo uu kaga hadley cunuga la adeegto iyo umada muslimka ah ee uu godobta ka galey taasoo idin tuseysa isaga iyo waxa daba yaacaya in ay isku mid yihiin bal qoraalka waqtiga hore la soo bandhigay si fiican indhaha ula raaca.
Dhaqanka iyo dabeecada cunuga la deegto waa isagoo kala aqoon oday,dhalinyaro gabar iyo wiil – mar walba waxaan la ilaawin kara bishii April 2012 in Mr Sola oo la safrey ururka mideynta, iyagoo ku sugan ITALIA uu shabakadaha si xun ugu soo af lagaadeeyey HOOYADA iyo XAASKA Sola,taasoo Seyga Ruushka uu ku yiri Sola Hooyadaa markuu caayey HOOYADIISA ayuu caayey ee faraha ka qaad,maanta qof miyir leh oo isku sheegaya in uu yahay isboorti ma laga yaabaa HOOYO Somaliyeed in uu aflagaado ka soo qoro? arintaa lagaa cafin maayo cid wax ku yeeleysana ma leh, waxaan filayaa in ay ishii kaa soo baxdey oo meel walba oo aad tagtid aad ku SUUXDID oo musqulaha lagaa soo dhex qaado,isla markaana ku nool nolol xayaatul KELEB ah adigoo da’daan jira aan lahayn guri iyo awlaad caqligaaga jiran bedeli lahaa,Ilaah waxaan kaaga baryeynaa in aad ka towba keentid dhibka aad muslimiinta ku heysid adiga iyo kuwa ku daba socda.
Wadamada yurub qofka hadii miirka looga jiro waxaa lagu xiraa cusbitaalada loogu talagaley ee dadka waalan,laakiin waxaa la yiri qofka hadii uusan ogeyn in uu waalan yahay ayaa ka siidaran.
Laakiin mar aan la xiriirey dhaqtar ku taqasusay cilmiga miirka isla markaana u sheegay taariikhda cunuga la adeegto,wuxuu u yiri loogama horeyn markii Gudoomiye Duraan shaqada uu ka eryey- xusuus ”Spain calanka isku sawiray”
Waxaa ku dhacay symptom la yiraahdo “Dysthymia” oo lagu arko qof jago uu aad u jeclaa loo diidey oo maalin walba marka uu soo tooso u maleynaya in jagadiii uu hayo.
Hadaba aqristoow shabakada SSPAMEDIA waxay idin soo bandhigeysaa baaris dheer oo aan ku sameynay cunuga la adeegto, taasoo aad ku arki doontaan inta qof ee muslim ah uu af lagaado iyo xaq ka galay.
Shabakadan waxay idinka balan qaadeysaa hadii cunuga la adeegto uu qof isboorti ah wax ka sheego isla markiiba jawaab aan siin doono, ” shar baa shar kaa celisa”
Hadaba nala eega vidiyowga hoose ka dibna fiiri magacyada umadda muslimka ah ee loo gefay.
Indhaha si fiican ugu qabo “Hadii Seria A iyo Somaliweek ay heshiiyaan adiga sow banaanka ku soo dhici maysid”
Mar aan la hadlay faaqidaada cayaaraha April 2012 waxay ii sheegeen in ay raali gelinayaan bahda isboortiga ee lagu af lagaadeeyey Universal TV waxay yiraahdeen in cunugan la adeegto idin caayo inaga ayaa ka mas’uul ah “SORRY AGAIN” hadalkaa waxaa yiri Mr BIRIQ madax isboortiga ee Universal TV iyo Mr Sola.
Ilaahoow dembigeena dhaaf - bal ila eega magacyada hoose dadkii uu caayey cunuga la adeegto:
Duraan Faarax 456 jeer “ World record holder”
Gudoomiye wish (AUN) 370 jeer
Abdiqani Siciid “Carab” 270 jeer
Siciid Mugaambe (AUN) 211 jeer
GOS iyo Xiriiradiisa 768 jeer
Maxamuud Ismaaciil 70 jeer
Seyga Ruushka 29 jeer (inta la feeray ka dib 0 zero) dhamaadka 2012 ayaa la soo amrey in uu qabiil ku caayo.
Manchester 21 jeer
Leicester United 19 jeer
Shiine Guhaad 8 jeer
Seri A 186 jeer
Siciid Faarax
Shidane
Boos Caato
Reer Canada
Reer USA “Minnesota”
Withworth park football Manchester
Aweys Shekh Xaddaad “ xusuus isaga iyo reer xamarka in la aflagaadeeyey oo la yiri waa qabiil ku shaqeyste “Southal”
Basketball Sweden
Mukhtaar Cuti “ qof muqtaar cuti caayey bal ka warama”
Seuki iyo Sweden 45 jeer “ Sweden waxaa loo tagoo in ************”
Abdulqaadir Isoomareey “laa xawla odeygii isboortiga”
Old Boys 5 jeer
Cumar Dheere 15 jeer
Daahir Ciise 1 Jeer “Maxamed Deeq oo seef wata markuu Dhagax Buundo uu tagay mar dambe wax lagama sheegin”
Gudoomiye UUS “Dhaladii madaxa looga jebiyey ka dib edeb ayuu yeeshay”
Maxamed Macalin 5 jeer
Xaaji 3 jeer (feerkii ka bacdi edeb ayuu yeeshay)
Bashiir Jeenyo 4 jeer “ ninkii legend bashiir caayo Sweden suu ku tegaa hee”
Xasan Xuseen “waa habeenkii lagu feeri lahaa north London”
Iyo dad kale oo aad u farabadan – oo hada la shaqeeyo cunuga isla markaana ka baqaya in uu soo caayo.
Aqristayaal jiniba miirkiis waa qabaa cunuga la adeegto muu wax ka sheego rag qaarkood oo reer London ah - fariin ayaa loo faray oo la yiri wax naga soo qor gurigaan kugu gubaynaa – ka dibna wuxuu ku calaancalay 1 qabiil aa isoo weeraray.
Hadii aad dooneysid in aad aragtid dadkaan dusha ku qoran ee xaqa laga gelay ka dhex raadi shabakada SSPAMEDIA.
Qore: Mr L Roone
Wixii macluumaad ah mar walba la soo xiriira emailada hoose:
mrsomalia@hotmail.co.uk info@sspamedia.co.uk Comment wuu furan yahay
Afeef: shabakadan SSPAMEDIA qof muslim ah laguma caayo:



Category:
Comments: 
guddiga ssca iyo oldboys manchester dhamaantooda we happy raali gelinta maamulka isrootiga universal tv Mr Biriq iyo Mr A.Sola.
this is the best way to do somali sports community. we are human been we do sin. we ask allaha to forgiveness.
we accept apologies
Gud 1aad ahna capton oldboys MR IIDOW iyo Mr Mohamed Afey,