Waxaa lagu wadaa in lagu qabto tartamo xiiso badan magaalooyinka Manchester,Leicester iyo London, kuwaasoo kale ah sidatan:
Magaalada Leicester waxaa berito si rasmi ah uga furmi doono cayaaraha Gobalada UK, halka 7 bisha April lagu qaban doono magaalada Manchester tartankii lagu xulayay caruurta Soomaaliyeed kooxda Manchester, waxaa kale lagu qabanayaa magaalada London tartan caruurta Soomaaliyeed loo qabanaayo oo ka dhici doono Waqooyiga magaalada London.
Wixii ku saabsan kulamadaas kale xiriira maamulada qabanaya tartamadaas hadii Allah idmo.
31 March 2012: Tartanka Ciyaaraha Gobollada UK oo Furmi doona 1-da bishaan ayaa waxaa lasoo saaray Isku-aadka Tartanka iyo Waqtiga la Cayaari doono.
Halkaan ka Fiiri Qaabka loo Cayaari doono
| 01/04/2012 | Northampton | Banadir FC | St Margrets Pastures | 10am |
| IQRA FC | London Stars | St Margrets Pastures | 10.45am | |
| Bristol City | Glasgow Stars | St Margrets Pastures | 11.30am | |
| Birmingham | Bolton | St Margrets Pastures | 12.15am | |
| Nabadda FC | Northampton | St Margrets Pastures | 1pm | |
| Leicester Lions | IQRA FC | St Margrets Pastures | 1.45pm | |
| Banadir FC | Bristol City | St Margrets Pastures | 2.30pm | |
| London Stars | Bolton | St Margrets Pastures | 3.15pm | |
| Glasgow Stars | Nabadda FC | St Margrets Pastures | 4pm | |
| Birmingham | Leicester Lions | St Margrets Pastures | 4.45pm | |
| 02/04/2012 | Northampton | Glasgow Stars | St Margrets Pastures | 10am |
| London Stars | Leicester Lions | St Margrets Pastures | 10.45am | |
| Banadir FC | Nabadda FC | St Margrets Pastures | 11.30am | |
| IQRA FC | Bolton | St Margrets Pastures | 12.15am | |
| Bristol City | Northampton | St Margrets Pastures | 1pm | |
| Birmingham | London Stars | St Margrets Pastures | 1.45pm | |
| Northampton | Banadir FC | St Margrets Pastures | 2.30pm | |
| Leicester Lions | Bolton | St Margrets Pastures | 3.15pm | |
| Nabadda FC | Bristol | St Margrets Pastures | 4pm | |
| Birmingham | IQRA FC | St Margrets Pastures | 4.45pm | |
| 03/04/2012 | A1 | B2 | St Margrets Pastures | 10am |
| B1 | A2 | St Margrets Pastures | 11.40am | |
| SF1 | SF2 | St Margrets Pastures | 2.15pm |
Sanadkaan ayuu tartanku waxa uu leeyahay Xiiso gaar ah oo ka duwan kuwii sanadihii hore dhici jiray marka loo fiiriyo Awoodda kooxaha ka qeyb galaaya Sanadaan.
Kooxaha ayaa loo kala qeybiyay laba Qeyb oo qeybtiiba ay ku jirto 5 Koox, waxaana wareega Labaad oo Semi Final noqon doona usoo gudbi doona min laba Koox.
Group A: NORTHAMPTON, BRISTOL CITY, BANADIR FC, GLASGOW STARS iyo NABADDA FC.
Group B: IQRA FC, BIRMINGHAM, LONDON STARS, BOLTON iyo LEICESTER LIONS FC.
Ciyaarhaan oo ah kuwa Sanad katsa lagu qabto Magaalada Lecester ayaa Sanadkaan waxa ay socon doonaan 3 Maalin, iyadoo Tartanku uu furmi doono 1-da April, lana soo gaba gabeyn doon 3-da April.
Tartankaan waxaa soo qaban qaabiya Sanad Kasta Maamulka Isboortiga Soomaalida ee Lecester ee uu Hurmuudka u yahay Celmi Daqarre.
Manchester WPSC
Hi,
I hope all is well with you and you are enjoying the year so far.
Just a quick email to update you on what opportunities are available for the 2012 Somali European Junior Champions Cup in Manchester.
With 2012 being an Olympic year and the profile of sport in the UK extremely high, Whitworth Park Sports Club & Manchester City FC will be hosting the Somali European Junior Champions Cup, (creating a real buzz of excitement around the Somali community in UK)
Once again the Somali European Junior Champions Cup will be celebrating its 4th year running & this year’s tournament will take place in Manchester City FC Academy on 7th April 2012. It offers excellent opportunities for the elite young Somali kids to get in to professional teams such as Manchester City Football Club.
Please note the Somali European Junior Champions Cup is available to a limited number of teams per age group and entry fee is £60 per team while making their own accommodation arrangements.
|
Somali Eropean Junior Champions Cup 2012
Age categories - Group 1 – 12 & 11 years only 6 a side Group 2 – 10 & 9 years only 6 a side
|
The Somali European Junior Champions cup is an opportunity for young Somalis to get in to professional clubs so please make sure you bring the correct ages
|
|||||||||
|
Further details of this year’s Somali European Junior Champions Cup can also be found on the attached email. |
||||||||||
I look forward to hearing from you.
Kindest regards
Fuad Ahmed
Chairman of SEJCC &
Somali Super Cup
____________________________________________________________________________________________________



Category:
Comments: 


