GOOD RIDDANCE EX GUDOOMIYIHII XSKK ROOMBE OO IS CASILAY!

Category: Somali SportsSports NewsVideos Comments: No comments

ROOMBOWararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa waxay soo wariyeen in EX gudoomiyihii hore ee XSKK si qasab ah shaqadii looga qaadey isagoo isla maanta war murtiyeed uu ka soo saaray xafiiskiisii hore  ku xaqiijiyey in guud ahaan uu ka fadhiistey xilkii XSKK iyo xubintii uu ka ahaa GOS, sidaa la socotaan waxaa shalay is casilay gudoomiye ku xigeenka XSKK Mr Maxamed Xaaji oo ay xulufo ahaayeen Mr Roombe ka dib markii uu waraaq dacwad ah oo ka dhan maamulka XSKK  uu u diray xafiiska wasiir ku xigeenka isboortiga...

Read More

GUDOOMIYE KU XIGEENKA XSKK MAXAMED XAAJI OO IS CASILAY!

Category: Somali SportsSports NewsVideos Comments: One comment

labadaWaxaa xilkii uu u hayey xiriirka Somaliyeed ee kubada kolayga iska casilay Mr Maxamed Xaaji ka dib markii laysku dhaafi waayey tartankii doorashada XSKK iyo waraaqdii dacwada ahayd ee uu u gudbiyey  xafiiska raissal wasaaraha, arintan ayaa imanaysa xili Mr Roombe uu ka codsadey maamulka sare ee XSKK in uu  u gudbo tanaasulka gudoomiyinimo iyo in dhamaan xilka uu ka hayo maamulka isboortiga isaga fadhiisto...

Read More

CAYAARAHA CARUURTA LAGU XULO EE MANCHESTER OO DHICI DOONA 8 JUUNYO 2013

Category: Somali SportsSports NewsVideos Comments: No comments

ilWaxaa lagu wadaa haduu ilaah yiraahdo in magaalada Manchester ee waqooyiga UK lagu qaban doono koobkii sanadlaha ahaa ee EUROPEAN JUNIOR CHAMPIONS 2013 – iyadoo koobkan laga xulo dhalinyarada mustaqbalka ka cayaarta naadiyada Yurub iyo UK. Sanadkan waxaa la qaban doonaa 8.5...

Read More

KOOXDA DAHABSHIIL NORWAY OO KU GUULEYSATAY KOOBKII 18 MAY 2013 “SAWIRRO”

Category: Somali SportsSports NewsVideos Comments: No comments

nor3Koob loogu tala galay 18ka May 2013 sanadguuradii 22aad ee ka soo wareegtay gooni isutaaga Somaliland ayaa shalay lagu qabtay garoonka weeyn ee yordalen ee magaalada Oslo Gaar ahaan Xaafadda Galgbrg oo aan sidaa uga fogeeyn badhtamaha magaalada Oslo...

Read More

DOORASHADII XSKK OO ISBEDEL WEY KU DHACAY IYO MAXAMED XAAJI OO DACWAD QORAY!!

Category: Somali SportsSports NewsVideos Comments: No comments

Max2Warar lagu kalsoonyahay oo  naga soo gaaraya caasimada Somalia ee Muqdisho ayaa sheegaya in doorashadii XSKK, uu meel xun marayo ka dib markii gudoomiye ku xigeenka xiriirka kubada kolayga Mr Maxamed Xaaji u gudbiyey dacwad ka dhan ah qaabka loo soo abaabuley doorashada iyo isagoo ogaadey Mr Roombo in uu ka tanaasulayo musharaxnimada gudoomiyaha xiriirka kubada kolayga...

Read More

SOO DHOWEYNTII ABDIRAXMAAN TACBAAN IYO KOOBKII LOOGU MAGAC DAREY “SAWIRRO”

Category: Somali SportsSports NewsVideos Comments: No comments

biriqWaxaa maalintii Sabtida lagu qabtey xaafada STONEBRIDGE oo ku taala galbeedka London cayaarihii OLD BOYS YURUB oo sanadkan ay ka soo qeyb galeen kooxo ka kala yimid wadamada Yurub, iyadoo magaca koobka loo bixiyey cayaaryahankii BANAADIR iyo MUQDISHO Mudane Abdiraxmaan Maxamed Cali "TACBAAN" waxay ahayd maalin aad u weyn oo taageerayaashii soo camiray garoonka ay aad ula dhaceen qaabka loo soo abaabuley iyo dadkii ka soo qeyb galay...

Read More

SIDEE LOO NOQDAA MAAMULE ISBOORTI? WADANIGA DHABTA AHAW DHUGO!!!

Category: Somali SportsSports NewsVideos Comments: No comments

1Qoraalkani ma ahan mid laab la kac ah, mana ahan mid cid wax looga sheegayo laakin waaa qoraal loogu tala galay in looga horgato dad usoo dhar-dhigtay been sheegid, iska hor keen umada Soomaaliyeed, dib u abaabul barnaamijkii qabiilka ee waa hore leyska ilaaway, af-lagaadeyn masuuliyiin qaran iyo been sheegid iyadoo qur’aanka kariimka ee aan ku dhaqano uu cadeeyay in beentu tahay xaaraan...

Read More
Livescore